Madaxweynaha JSL oo Khudbad qiiro leh ujeediyay Ciidamada Qaranka ee ku sugan Jiida Hore ee Tukoraq

0
146

Daawo Tuka-raq “Shaqada la isku wada raacsan yahay ee laga yaabo inaanay dheef badan lahayn, laakiin karaamo iyo ixtiraam iyo duco loo hayo, halka ugu karaamada badan ee ummadda oo dhammi isku raacsan tahay waa ciidamada qaranka, waayo ciidamadu waa astaantii qaranka.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Mudane Muuse Biixi Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here