Wasiir Guri Barwaaqo oo Xilkii ka Qaaday Agaasimaha Waaxda Tv-ga Qaranka Mid Cusubna Magacaabay

0
94

Somalilandeye(Hargeysa)- Wasiirka warfaafinta JSL Md. Cabdiraxmaan Guri Barqwaaqo oo xilkii ka qaaday agaasimihii Waaxda Tv-ga qaranka Muuse Jaambiir, una magacaabay Weriyaha rug cadaaga ah ee Maxamed Xasan Cali Weji.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here