Xukuumadda Somaliland Oo Iminka Ka Hadashay Kulanka Farmaajo Iyo Abiy Ahmed

0
67


Wasaardda Arrimaha Dibedda jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Barta Ay Facebook ga Ay Ku Leedahay Ku Baahisay Qoraal Ay Kaga Hadlayso Kulanka Madaxwayne Farmaajo Iyo Abiya Axmed, oo maanta ku kulmay magaalada addis ababa islamarkaana kaga hadlay kulankooda qodobo dhowr ah oo ay somaliland ku jirto, waxaana ay isla habeenkan caawa ah u duuleen magaalada nairobi si abiy ahmed uu farmaajo iyo madaxweynaha kenya u dhex-dhaxaadiyo arrintii badda soomaaliya, qoraalka ayaa u dhignaa ay xukuumadda somaliland kaga hadashay arrintaasi sidan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here