[Arrin Naxdin Ah:-] Wiil Hargaysa Isugu Gubay Gabadhii Uu Jeclaa Oo Diiday

0
44




Magaaladda Hargeysa wiil dhalinyaro ah ayaa isku gubey Gabadh uu jeclaa oo markii uu u sheegtay aan ka ogolaan inay la wado xidhiidhkii. Maanta ayuu wiilkaasi geeriyooday AUN, markii cisbitaalka la dhigay waxaa la ii sheegay inuu Marxuum dalbaday in loogu yeedho gabadhii uu darteed isku gubay. Markii uu cisbitaalka yaallay waxaa la ii sheegay inay booqan jirtay gabadhu. Illaahay ha u naxariisto marxuumkaasi waxaa uu ka mid ahaa dhalinyara
hadda madaxa lasoo kacaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here