Dowlada Formaaje Oo Sas ka Qaaday Idhaha Caalamka Ee Usoo Jeestay Somaliland Xili Dhulkeedii La La Wareegay.

0
138

Marba Marka ka danbaysa waxa isa soo taraaya itaaldarada Dowlada Muqdisho ee uu qab qablaha ka yahay Formaaje taasoo sugikari wayday Amaanka Caasimada. Waxa faro kulul ku haya Xooggaga Alshabaab iyagoo dhawaan ka faramaroojiyey Xarumo iyo Magaalooyin waawayn Sida Balcad iyo deegaamo ka tirsan Gobolka Geddo ka dib markii ay niyad jab kaqaadeen ciidamadii Xoogga dalku Siyaasada Villa Soomaaliya ka socota ee ayaanka daran. Dowlada Dhaaka dhaakada ah ee Formaaje waxay ku meherad seegtay Xaasidnimada Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland ee Horumar tay.

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here