Ciidamada Amniga oo Xabsiga u Taxaabay Xoghayihii Dhallinyarada ee Xisbiga Waddani

Ciidamada amaanka ee Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabay xoghayihii Dhalliyarada ee Xisbiga Siyaasiga ah ee Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme.

Xadhiga Xoghayaha ayaa lagu xidhiidhiyey fariimo uu soo dhigey bartiisa Facebook-ga uu ku leeyahay, kuwaasi oo uu dadka ku kicinayo kuna sheegayo inaan la aqbalin Zulu ka degdega ah ee xukuumadda Somaliland kusoo rogtey Gobolka Sanaag. Sidoo kalena wuxuu si milgaha siyaasadda ka baxsan ku aflagaadeeyey Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku baaqay kacdoon shacbi oo bulshada Somaliland kale hortimaado Xukuumada Madaxweyne Biixi.

Haddaba ilaa hadda ma jiro wax war ah oo laaamaha amnigu kasoo saareen Xadhiga Maxamed Sidiiq Dhamme.

Hoos ka eeg lifaaqa bartiisa Faceboo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here