Degdeg: Roobab Lixaad Leh oo khasaare Geystey oo ka Da’ay Hargeysa

0
95

Hargeysa (Somalilandeye)- Roobab lixaad leh oo khasaare badan geystey ayaa ka da’ay caasimada Somaliland ee Hargeysa Maanta.

Roobabkan ayaa gabi ahaanba kale xidhey isu socodka magaalada, waxaana go’ay khadadka telefoonada iyo internetka intooda badan. Sidoo kale waxay dumiyeen dhismayaal iyo guryo ay jiigadaha ka qaadeen waxaana sida la sheegey ay geysteen khasaare mood iyo nafba leh ugu yaraana waxa ku naf waayey saddex ruux inta la ogyahay halka qaar kale oo badana ku dhaawacmeen.

Faahfaahinta warkan kale soco Somalilandeye.

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here