Deg Deg .Masuul Ka tirsan Xisbiga Kulmiye Agaasimihii Hore Ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Ka Qeyb Galay Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland

0
170

Agaasimihii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland, Maxamed Aadan Ilkacase ayaa ka soo dhex muuqdah caleema-saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliland iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa horey u sheegay in ay wafti u dirayaan Caleema saarka Axmed Madoobe

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here