Fanaanka Weyn Maxamed Bk Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska

0
222

London (Somalilandeye):- Fanaanka caanka ah ee Maxamed Siciid Bk ayaa goordhaweyd lagu soo dhaweeyay dalka ingiriiska gaar ahaan caasimadda magaalada london, fanaanka ayaa u tegay ingiriiska inuu ka qeyb galo somali week oo lagu qabto dalka ingiriiska , sawiro hor dhac ah ayaa goordhaweyd Somalilandeye ka heshay fanaanka iyo sidii loogaga hor tegay madaarka magaalada london, maxamed bk ayaa dadka reer somaliland iyo kuwa fankiisa jecel ba u hanqal taagayeen goorta kama dambeysta ah ee uu fanaanku soo caga dhigo doono qaaradda yurub, waxaana lagu wadaa inuu dalalka yurub wada maro sanadkan.


LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here