[War Deg Deg Ah:-] Ciidamo Maleeshiyo Ah Oo Badan Oo Iminka Ciidamada Qaranka Somaliland Ku Biiray [Sawiro]

0
116

Buuhoodle (:- In ka badan 100 Askari oo ahaa malleeshiyo Beeleed ku sugnaa magaalada Buuhoode ayaa ku biiray ciidamada Millateriga Somaliland. Ciidamadan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu sameeyay gudaha magaalada Buuhoodle. Ciidamadan reer Buuhoodle ee ku biiray millateriga Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli Maamul Goboleedka Puntland dhawaan gole deegaan u samaysay magaalada buhoodle

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here