War Deg Deg Ah:-] Maxaabistii Jabhadda Taliye Caare Oo Jeelasha Laga Sii Daayey Iyo Tiradooda Guud

0
208

Maxaabiis-dagaal ayaa laga siidaayey jeelasha Mandheera iyo Hargeysa

. Waxa maanta la siidaayey 14 maxbuus-dagaal oo ku kala xidhana xabsiyada Mandheera iyo Hargeysa tan iyo bishii 7aad ee sandkan ( 13 Mandheera, 1 Hargeysa) .

Maxaabiistan ayaa lagu soo qabtay iska hor imaad hubaysan oo ku dhexmaray gobolka Sanaag ciidamada malatariga Somaliland iyo jabhadda Caare.

Maxaabiistan ayaa lagu siidaayey cafis Madaxweynaha Somaliland u fidiyey horaantii bishan ( 7/10/2019).

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here