Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo geeriyooday

0
84

Alle ha u naxariisto Waxa caawa fiidkii geeriyooday taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Iimaan Fadal.

Marxuumka ayaa mudooyinkii danbaba shaqada uga maqnaa xanuun.

dhamaan maamulka Iyo hawlwadeenada shabakada Somalilaneye Waxay tacsi u dirayaa shicibka Somaliland Iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here