Jananka Cusub Ee Madaxweyne Biixi U Magacaabay Ciidamada Booliiska Somaliland [Waa Kuma?]

0
91

Hargeysa ():-Jananka cusub ee ciidanka Booliska SL General Mohamed Aadan Saqadhi ayaa madaxweyne muuse biixi cabdi madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland u magaacabay inuu ahaado jananka cusub ciidamada booliiska somaliland , waxaana warkan laga helaya madaxda kala duwan ee dawladda madaxweyne biixi oo markaasi u hambalyeynaysa jannanka.

Sidoo kale laba maalmood ka hor ayay ahayd markii uu geeryooday janankii hore ee ciidamada booliiska somaliland Alle ha u naxariistee sarreeye gaas cabdilahi fadal iimaan oo maalintii shalay ahayd lagu aasay xabaalaha masalaha ee magaalada

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here