Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Tixgelin Gaar Ah Siinayso Waraaqaha Dhalashada Iyo Guurka Ee Hay’adaha Somaliland

0
109

Washington()-Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in tixgelin gaar ah la siiyo Dhukumentiyada ka soo baxa hay’adaa Somaliland, gar ahaan kuwa dhalashada, guurka iyo dhimashada.

Wasaaradda Khaarajiga Maraykanka ayaa Website-keeda ku baahisay in waraaqaha ka soo baxa hay’adaha Somaliland ay leeyihiin nidaam kayd oo wanaagsan, waxaanay sheegtay in la aqbalayo marka uu qofku dalbanayo dal-ku-galka Maraykanka.

Wasaaradda arrimaha dibadu waxay sheegtay in nidaamka kayd ee dhukumentiyadan ee Somaliland uu ka wanaagsanyahay kuwa Soomaaliya.

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here