War Deg Deg. Ah. Gacan Ku Dhiigle C/raxman Guulwade oo Dacwad ka dhan Laga Gudbiyey

0
211

Warar lagu kalsoon yahay oo galabta laga helay Hayada la yidhaahdo The Center for Justice and Accountability, ayaa sheegaya in maanta oo ay bishan January tahay 22, sannadkan 2020, la soo gaadhsiiyay dacwad ka dhan ah, Col. Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen, oo ku magac dheer Cabdiraxmaan Guulwade.

Dacwadaa oo ay soo gudbiyeen aqoon yahan ku nool cariga Maraykanka, gaar ahaa Caasimada Washington DC oo ka dhan ah ninkan oo dhalasho ku leh carigan Maraykanka, isla markaana ku nool magalada Columbus, ee gobolka Ohio, isagoo halkaas ku leh Macdaar lagu iibiyo gawaadhida la isticmaalay ( Used Cars).

Wixii ka soo kordha waanu idinla socodsiin doonaa.

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here