Breakin News:-] Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus

0
154

Hargeysa(Karin News:- Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa laga helay cudurka #Coronavirus.

Fariin muuqaal ah oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay twitter-ka ayuu ku yidhi ” 24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxa igu dhacay astaamo sahlan oo ah kuwa cudurka coronavirus, Waxaan ahay qof go’doonsan, laakiin waan sii wadi doonaa hogaaminta dowlada anigoo u maraya shirka-fiidiyowga markaan la dagaalameyno viruskaan ”

LAAT EEN REACTIE ACHTER

Please enter your comment!
Please enter your name here