TACSI Anigoo ku hadlaaya magacayga : Cabdilqaadir Cabdilaahi Jaamac ( Qorone )

Anigoo ku hadlaaya magacayga : Cabdilqaadir Cabdilaahi Jaamac (Qorone), iyo ka Famlygaba waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa : Qoyska,Qaraabada , iyo Qaranka Somaliland Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Suldaan Guud Ee Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax. Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Illahay Danbigiisa Hadhaafo Jannada fardowsana Ha geeyo Amiin Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here